News

Tababarka oo ay wado Ururka Qareennada Somaliland (SOLLA) ayaa lagu falanqeeyey hababka casriga ah ee adeegyada sharci loogu gaadhsiin karo dadka danyarta ah,

Ururka Qareennada Somaliland Ee (SOLLA) ayaa Maalintii labaad ee tababarka lagu horu-marinayo adeegyada kaalmada sharciga oo ka socday Hotel EMPIRIAL […]