XAFIISKA GUDOMIYE KU XIGEENKA URURKA QAREENADA JSL SOLLA
Ref:XXG/-/10/6/2026. Tar: 23/06/2026
Ku: Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi (Timo)
Ku:Garyaqaan Mukhtaar Daahir jibriil
Ku :Garyaqaan Maxamuud Saleebaan Cabdilaahi
Ku:Garyaqaan C/Raxmaan Saleebaan Cilmi
Ku:Garyaqaan Faysal Cabdilaahi Ismaaciil (Dhagodhago)
Ku: Garyaqaan Xuseen Shabel Cabdilaahi
Ku: Garyaqaan Maxamuud C/Raxmaan Nuur
Ku: Garyaqaan Hibaaq Ibraahim Cabdi
Og: Dhamaan Xubnaha Guddida Hogaaminta ururka (Boodhka)
=Hargeysa=
Og: Xubinta Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Garsoorka ee Ururka Qareenada ku Metelaysa Garyaqaan Sakariye Sulub Saleebaan
=Hargeysa =
Og: Xoghayaha Guud ee Ururka Qareenada Jsl Solla =Hargeysa=
Og: Gudomiyaha Ururka Qareenada Jsl (Solla)
=Hargeysa=
Ujeedo: Magaabis Guddida ururinta Xogta iyo Caqabadaha Qareenada ka haysta Garsoorka ee u baahan dib u sixida lyo Caqadaha Garsoorka
Mudaneyaal sidaad lawada socotaan waxa inagu soo fool leh shirweynihii Garsoorka oo loo muudeyey In uu qabsoomo 28-29/06/2026 shirweynahaas oo Qareenada Dalku door muuqda ka qaadan dMagaabis
Isagoo Gudoomiye ku xigeenka ururka Qareennada Somaliland Garyaqaan Caydaruus Cabdillahi Cali Tixraacaya Qoraalka Gudomiyaha Maxkamada Sare ahna Gud Guddida Caddalada ee ujeedadeedu ahayd Casuumad Iyo Ka qayb Gal Shir weynaha ee uu usoo qoray Ururka Qareenada JsL Solla sumadeeduna ahayd MS/GC/G-1/09/2026 ee 13/06/2026. Isla markaana ka duulaya Kulankii ay wada yeesheen Gudomiyaha Maxkamada Sare ahna Gud Guddida Caddalada JSI iyo Hogaanka Sare Ururka Qareenada Jsl Solla 16/06/2026 layslana qaatay in Qareenada Dalku si buuxda oo mug leh uga qayb qaataan Shir weynaha Garsoorka lana qorsheyey in Ururka Qareenadu kaqayb qaadashadooda kasoo jeedin doonaan shirka. Kadib markay Guddida Fulinta Ururka Qareenada JSL Solla ka tashadeen islana qaateen in Guddi loo xil saaro ururinta iyo jeedinta shirka lagaga qayb qaadanayo loo xil saaro
SOLLA
/
News
/
Ujeedo: Magaabis Guddida ururinta Xogta iyo Caqabadaha Qareenada ka haysta Garsoorka ee u baahan dib u sixida lyo Caqadaha Garsoorka
All Bulletins
General News
Published: June 26, 2026
Ujeedo: Magaabis Guddida ururinta Xogta iyo Caqabadaha Qareenada ka haysta Garsoorka ee u baahan dib u sixida lyo Caqadaha Garsoorka
S
Author: SOLLA Vice-chairman press
Official Association Representative
Official Press Notice & Disclaimer
This document is published under the authority of the Somaliland Lawyers Association (SOLLA) Secretariat. It contains general legal information, reform drafts, or procedural notices, and does not replace official legislative gazettes published exclusively by the Somaliland Parliament or the Judiciary.