SOMALILAND LAWYERS DAY 2026
JUSTICE BEYOND BORDERS
Xafladda Daah-furka Maalinta Qareennada Somaliland , Halku-dheggeeduna yahay “Caddaalad aan Xuduud lahayn”
The Somaliland Lawyers Association officially launched Somaliland Lawyers Day under the theme Justice Beyond Borders.
Read More →Maanta Waa Maalinta Dastuurka Qaranka, Malinta Qareenada JSL,” Garyaqaan Cali Siciid Jaamac
Legal professionals, justice institutions and stakeholders gathered to discuss legal development and access to justice.
Read More →Xafladda Daah-furka Maalinta Qareennada Somaliland , Halku-dheggeeduna yahay “Caddaalad aan Xuduud lahayn
Ururka Qareennada Somaliland (SOLLA) ayaa maanta si rasmi ah u daah-furey munaasabadda Maalinta Qareennada Somaliland, taas oo halku-dheggeeduna sannadkan yahay:“Caddaalad Xuduudaha aan xuduud lahayn” (Justice Beyond Borders), Munaasabaddan oo ka qabsoontay Aar-cafe hotel, Hargeisa ayaa waxaa ka soo qayb-galay hogaanka iyo maamulka Ururka Qareennada Somaliland, qareenno, masuuliyiin ka socda dawlada aqoonyahanno, ururrada bulshada rayidka ah iyo daneeyayaasha kale ee ka shaqeeya horumarinta caddaaladda iyo sharciga.
Read More →


